Dalbo Herbal Malab & Dhir ah oo Quraan Ruqyah ah uu Ku Aqriyay Raaqiga Weyn ee SH Xasan Abkoow

HERBAL WITH RUQYAH

Dhirta Caawisa Hurdada (Malab & Herbal)

£55.00 £60.00

Waxaa heynaa Dhir Herbal ah oo Malab Laga Sameeyay ,Dhirtaan & 3 days Online Quraan saar ah waxa ee Kaa Caawinee in Hurdo wanaagsan aad Hesho Ka Dalbo Online Kana soo Qaado Xarunta Haddii aad Ku Nooshahay UK meel Ka baxsan Fadlan Nala soo Xiriir.

See details
Sale!

Dhirta & MALABKA HURDADA

£40.00 £45.00
Kordhiyaha hurdada ee maalin laha ah (Daily Sleep Supplement)
Waa kordhiye cunto oo loogu talagalay inuu kaa caawiyo helitaanka hurdo tayo leh. Waxaa laga soo dhimey dhirta dabiiciga ah sida Lemon Balm, Lavender, iyo Hops.
Habkan (formula) wuxuu sidoo kale jidhka siiyaa fiitamiino iyo macdano muhiim u ah:
  • Inuu ilaaliyo shaqada neerfaha iyo maskaxda.
  • Inuu nidaamiyo hormoonnada iyo heerka sonkorta dhiigga.
  • Inuu xoojiyo waxqabadka maskaxda iyo maaraynta walwalka.
Wuxuu kaa caawinayaa inaad is dejiso oo aad hesho hurdo raaxo leh habeen kasta.
 
See details

Nala Xiriir

Location

stanmore, United Kingdom